COVID-19 updates: Free vaccine clinics
Macluumaadka COVID-19

Talaalada
Qof kasta oo 5 jir ah ama ka weyn wuxuu qaadan karaa talaalka COVID-19.

Baadhitaanada
Baadhida COVID-19 waa aalad muhiim ah oo lagu xakamaynayo faafitaanka fayriska.

Af-saaradda iyo illooyinka caafimaad
Macluumaadka ku saabsan af-saarka bilaashka ah, caalamadaha, ka hortaga iyo macluumaadka caafimaad ee la rumaysan karo.