Xiriiriyeyaasha Bulshada oo Aamin ah

Contact us
Xiriiriyeyaasha Bulshada oo Aamin ah (Trusted Community Connectors)

Mashruucii Xidhiidhiyaha Bulshada iyo Farriin sidaha ee la Aaminsanyahay ee COVID-19 waxa uu dhamaaday Diseembar 21, 2022.

Xiriiriyeyaasha Bulshada oo Aamin ah (Trusted Community Connectors) waxay ka caawiyaan bulshada inay fahmaan macluumaadka runta ah ee ku saabsan tallaalka COVID-19. Waxay ka jawaabi karaan su'aashaada ku saabsan tallaalada carruurta da'doodu tahay 5 iyo ka weyn. Xidhiidhiyayaasha ayaa kaa caawin kara samaynta ballamaha tallaalka ama helitaanka rugaha tallaalka ee ballanta aan loo baahnayn.

La xidhiidh Xiriiriyeyaasha Bulshada oo Aamin ah

La xidhiidh Xidhiidhiye haddii aad hayso su'aalo ama walaac ku saabsan tallaalka ama aad uga baahan tahay caawimo helitaanka tallaalka. Ma jirto wax lacag ah oo lagula hadlo Xiriiriyaha ama in aad hesho tallaalka COVID-19.

  • Greater Eastside Community Council​
  • HACER
  • Restorations for All, Inc​
  • Run Like Harriet
  • Samo Relief
  • Somali Medical Association of America
  • African Network for Development, Inc
  • Grace Restoration International
  • Vietnamese Social Services of MN
  • MN Spokesman Recorder
  • Santamaria Broadcasting
  • 1 Day at a Time​​