Talaalada

Beginning of tab section with 3 tabs. Left and right arrow keys will navigate between tab navigation links.
- Rugaha caafimaadka ee degmada Ramsey
- Rugaha caafimaadka ee ay bixiyaan shuraakada bulshadu
- Codsiyada tallaalka COVID-19 ee guriga dhexdiisa
Rugaha caafimaadka ee degmada Ramsey
Caafimaadka Dadweynaha ee Degmada Ramsey - Saint Paul iyo la hawlgalayaasha bulshada waxay bixiyaan rugaha tallaalka COVID-19 oo bilaash ah ee dhammaan dadka u qalma ee da'doodu tahay 6 bilood iyo ka weyn. Tallaalka deyrta 2023 ee la cusboonaysiiyay ayaa laga heli karaa rugahaan.
- Looma baahna kaadhka aqoonsiga ama caymis caafimaad.
- You can get an updated shot with Ramsey County, even if you got other doses somewhere else.
- Maaskaro ayaa lagu talinayaa in lagu gashado dhammaan rugaha tallaalka ee degmada Ramsey.
Wac khadka talaalka Caafimaadka Dadweynaha haad su'aalo qabto: 651-266-1190 (Isniin - Jimce: 8 subaxnimo - 4:30 galabnimo).
Consulate of Mexico
797 East 7th St.
Saint Paul 55106
- Diisambar 6 (2 galabnimo - 6 galabnimo)
Laba-difaac laha Pfizer ee 6 bilood iyo ka weyn ee qiyaas kasta. Tallaalka hargabka.
Ma jirto ballan loo baahan yahay.
- Diisambar 20 (2 galabnimo - 6 galabnimo)
Laba-difaac laha Pfizer ee 6 bilood iyo ka weyn ee qiyaas kasta. Tallaalka hargabka.
Ma jirto ballan loo baahan yahay.
- Diisambar 27 (2 galabnimo - 6 galabnimo)
Laba-difaac laha Pfizer ee 6 bilood iyo ka weyn ee qiyaas kasta. Tallaalka hargabka.
Ma jirto ballan loo baahan yahay.
Waa lagugu soo dhawaynayaa balan la'aan ama waad qabsan kartaa ballan. Si aad ballan u qabsatid, wac 612-296-4172. Available in English and Spanish.
Waxaa ka fili kartaa ballantaada
- Ha iman rugta caafimaadka haddii aad la kulantay qof laga helay COVID-19, haddii aad qandho leedahay ama aad dareento xanuun.
Waxaa ka fili kartaa ballantaada
- Waxaan kaaga baahanahay inaad noo sheegto magacaaga koowaad, magaca dambe, taariikhda dhalashada iyo cinwaanka gurigaaga.
- Looma baahna kaadhka aqoonsiga ama caymis caafimaad.
- Kadib markaad hesho tallaalka, qorshee inaad fadhiiso 15-30 daqiiqo kormeer caafimaad.
Rugaha caafimaadka ee ay bixiyaan shuraakada bulshadu
Iskaashato badan oo bulshada ah ayaa martigelinaya rugaha tallaalka ee degmada Ramsey oo dhan. Tallaalka deyrta 2023 ee la cusboonaysiiyay ayaa laga heli karaa rugahaan. Hel xarun caafimaad oo kuu dhow. Fadlan dib u eeg si aad u heshid rugaha caafimaadka mustaqbalka la qaban doono.
Consulate of Mexico
797 East 7th St.
Saint Paul 55106
- Diisambar 6 (2 - 6 galabnimo)
Laba-difaac laha Pfizer ee 6 bilood iyo ka weyn ee qiyaas kasta. Tallaalka hargabka.
Ma jirto ballan loo baahan yahay.
Twin Cities Recovery with CWC
3400 East Lake St.,
Minneapolis, 55407
- Diisambar 8 (1 - 4 galabnimo)
Laba-difaac laha Pfizer ee 5 sano iyo ka weyn ee qiyaas kasta. Tallaalka hargabka.
Ma jirto ballan loo baahan yahay.
Consulate of Mexico
797 East 7th St.
Saint Paul 55106
- Diisambar 9 (9 subaxnimo - 1 galabnimo)
Laba-difaac laha Pfizer ee 6 bilood iyo ka weyn ee qiyaas kasta. Tallaalka hargabka.
Ma jirto ballan loo baahan yahay.
A Mother's Love-- Northside Community Center at Cub
701 West Broadway,
Minneapolis, 55411
- Diisambar 12 (4:30 - 7 galabnimo)
Laba-difaac laha Pfizer ee 5 sano iyo ka weyn ee qiyaas kasta. Tallaalka hargabka. Mpox vaccine.
Ma jirto ballan loo baahan yahay.
CLUES
797 East 7th Street,
Saint Paul, 55106
- Diisambar 15 (1:30 - 5:30 galabnimo)
Laba-difaac laha Pfizer ee 6 bilood iyo ka weyn ee qiyaas kasta. Tallaalka hargabka.
Ma jirto ballan loo baahan yahay.
Consulate of Mexico
797 East 7th St.
Saint Paul 55106
- Diisambar 20 (2 - 6 galabnimo)
Laba-difaac laha Pfizer ee 6 bilood iyo ka weyn ee qiyaas kasta. Tallaalka hargabka.
Ma jirto ballan loo baahan yahay.
Vietnamese Social Services
277 University Ave. W.,
Saint Paul, 55103
- Diisambar 20 (2 - 6 galabnimo)
Laba-difaac laha Pfizer ee 5 sano iyo ka weyn ee qiyaas kasta. Tallaalka hargabka. Mpox vaccine.
Ma jirto ballan loo baahan yahay.
Consulate of Mexico
797 East 7th St.
Saint Paul 55106
- Diisambar 27 (2 - 6 galabnimo)
Laba-difaac laha Pfizer ee 6 bilood iyo ka weyn ee qiyaas kasta. Tallaalka hargabka.
Ma jirto ballan loo baahan yahay.
Codsiyada tallaalka COVID-19 ee guriga dhexdiisa
Ballamaha guriga dhexdiisa ee tallaalka COVID-19 waxaa laga heli karaa Waaxda Caafimaadka ee Minnesota (Minnesota Department of Health). Adeegan waa loo sameeyey dadka aan si fudud uga bixi karin guriga iyo caruurta. Maclumaad dheeraad ah.
Ballan qabso
Wac 1-833-431-2053. Adeegyada luqadda ayaa diyaar ah.
- Isniin, Arbaco, Jimco: 9 subaxnimo ilaa 5 galabnimo.
- Talaado, Khamiis: 9 subaxnimo ilaa 7 galabnimo.