Maktabadda Degmada Ramsey

Contact us

Wax ka badan 1.5 milyan oo qof ayaa soo booqdo goobaha todobada maktabadood ee Degmada Ramsey sannad walba. Goob walba waxay bixisaa isku daro gaar ah oo alaabaha, kumbuyuutarada dadweynaha, adeegyada, fasalada iyo dhacdooyinka oo da’aha oo dhan ah.

Booqo rclreads.org wixii saacadaha ee goob ahaan iyo kaleendarka buuxo ee dhacdooyinka.

  • Maplewood
  • Mounds View
  • New Brighton
  • North St. Paul
  • Roseville
  • Shoreview
  • White Bear Lake

Kaarka Maktabadda Degmada Ramsey waxaa lagu isticmaali karaa qalab walboo maktabadda dadweynaha ee aagga metro, oo ay ku jiraan Maktabadda Dadweynaha Saint Paul.

Maktabadda Sharciga

Maktabadda Degmada Ramsey, ee ku taalo Hoolka Caasimada Saint Paul - Guriga maxkamada Degmada Ramsey, waxay siiyaan degganayaasha illaha sharciga la xiriiro oo bilaash ah iyo caawin.